Madaxweyne Saciid Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland.

Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in manta   Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal  uu ka furmi doono   Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Maamulka Puntland.

Shirkani  ayaa waxaa furi doono   Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni .

Also Read
MD Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Booliska Puntland

Xildhibaannada Puntland oo bilihii la soo dhaafay ku jiray fasax ayaa waxaa la filayaa inay ka hadlaan Shaqooyinka adage e horyaalla iyo wixii u qabsoomay tan iyo markii la doortay.

Also Read
Diyaarado dagaal oo loo diraayo Somalia.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa la filayaa in uu kulanka ka jeediyo khudbad uu kaga hadlayo intii ay qabatay Xukuumadiisa tan iyo markii la doortay iyo waxyaabaha haatan u qorsheeysan.

Also Read
Doorosho Maanta ka dhaceysa Jubbaland

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa in uu ka hadlo xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo shirkii madasha wadatashiga doorashooyinka ee uu uga qeyb galay magaalada muqdisho, kaas oo heshiis lagu garay.

 

  

Latest posts

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo sheegay in dalka ay kajirto Abaar daran

Iftiin FM Reporter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Iftiin FM Reporter

Maxaa loogu hadlay Shirka Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi