Madaxweyne Uhuru kenyatta Oo Hambalyo Raysul Wasaaraha Cusub Japan

Madaxweynaha ee dalka uhuru kenyatta ayaa uu hambalyeeyey Mr Yoshihide Suga oo loo doortay reysul wasaaraha ee dalka Japan .

Mr Yoshihide Suga  ayaa xilkaasi kala wareegaya  reysul wasaarihi hore ee dalkaasi Japan Shinzo Abe kaasi oo xilkaasi ka dagay kadib markii dhibaatooyin dhanka caafimaadka ah ay qabsatay .

Madaxweynaha ee dalka uhuru kenyatta ayaa sheegay in dowladdisu  ay garab tagan tahay oo ay wax kasta la qaban doonto reysul wasaarasaha cusub ee dalka Japan Mr Yoshihide Suga .

Mr uhuru kenyatta ayaa sida oo kale sheegay in xukumaddiisu ay ka shaqeyn doonto  xoojinta xiriirka kala dhaxeeyo dalka Japan iyo wadamada qaaradda Aasiya .

Dhanka kale Madaxweyne uhuru kenyatta ayaa ku tilmaamay hoggamiye  dadaal badan reysul wasaarihi hore ee dalkaasi Japan Shinzo Abe. 

  

Latest posts

Amniga Suuqa weyn ee Yare Towers oo la adkeeyay.

Iftiin FM Reporter

Kenya oo laga diiwaangeliyey kiisas badan oo Cudurka Corona.

Iftiin FM Reporter

Guddiga IEBC-da oo bilaabaya diiwaangelinta codbixiyayaasha .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi