Madaxweyne Uhuru Kenyattta oo afka furtay.

Madaxweyne Uhuru Kenyattta ayaa manta ka dhawaajiyey in dowladdiisu ay ka go’aan tahay adkeynta iyo ilaalinta  xuduudaha ee dalka .

Madaxweyne Uhuru Kenyattta oo khudbad ka jeediyey  deegaanka Lamu halkaasi oo lagu soo xiray tababar uu socday ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa sheegay in tababarka joogtada ah uu muhim uu yahay  cidamada difaaca ee dalka .

Madaxweyne Uhuru Kenyattta ayaa sida oo kale kormeer ku soo sameeyey saldhiga ciidamada militiriga ee Ijara ismaamulka Garissa .

Saddaxdii toddobaad ee la soo dhaafay  ayaa ciidamada isku dhaafka ah oo ka kala soo jeedaan wakaalado kala duwan ayaa wuxuu tababar uga socday xadka Kenya iyo Somaliya ee deegaanka Lamu .

  

Latest posts

Tiro Bukaana ah oo Maanta uu dhintay Cudurka Covid-19

Iftiin FM Reporter

Dr. William Ruto oo sheegay in uu diyaar uu yahay la shaqeynta Madaxwynaha .

Iftiin FM Reporter

Martha Koome oo sheegtay in kenyanka ay heli doonaan cadaalad buuxda .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi