Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Madaxweyne ku xigeennada dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug

Madaxweynaha Cusub ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la soo sheegaya in uu kulan ballaraan uu la qaatay Madaxweyne ku xigeennada dowlad Goboleedyada Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo Galmudug Cali Daahir Ciid.

Also Read
RW Rooble oo kulamo ka wado Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii si wadajir ah looga shaqayn lahaa Danta Dalka iyo Dadka.

Warar ay warbaahinta heleen ayaa sheegaya  in dhinacyadu ay isla soo qaadeen sida laga yeelayo xaaladda Gobolka Gedo iyo waxka qabashada dhibaatooyinka Amni darro ee kajira degaannada Maamulka Galmudug.

Also Read
Galmudug oo shaacisay liiska guddiga soo xulaya ergada dooraneysa Saddex Kursi

labada Madaxweyne kuxigeen ee Galmudug iyo Jubbaland ayaa sheegay inay wadashaqeyn dhow la yeelan doonaan dowladda Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud si loo wada anbaqaado dhismaha dowladnimada Soomaaliya.

Also Read
Maamulka Galmudug Oo Shaacisay Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Golaha Shacabka

 

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi