Madaxweyne Xassan Sheikh oo la kulmay dhigiisa dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha dalka Soomaliya ayaa maalintii shaleyto kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

Kulankani ayaa waxaa diiradda lagu saaray qodobadani :

Also Read
Dowladda Soomaliya oo daboolka ka qaaday kiisas cusub oo Cudurka Corona.

1- 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

Also Read
Dowladda Soomaliya oo ka hadashay seddax haween ah oo lagu dilay Deyniile.

3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)

4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.

Also Read
Taliye Tsadkan Gebretensae oo ku baaqay xabad joojin gobolka Tigreyga .

5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi