Madaxweynihii Imaaraadka Carabta oo geeriyooday

Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalkaas ee WAM.

Also Read
Madaxweyne Saciid Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland.

Sheekh Khalifa, oo ahaa 73 jir ayaa muddo sanado ah la xarbinayey xanuuno.

“Wasaaradda Arrimaha Madaxtooyada waxay shacabka Imaaraadka Carabta iyo Dunida Islaamka uga tacsiyeyneysaa geeriday Sheikh Khalifa bin Zayed Al-Nahyan oo geeriyooday Jimce 13-ka May,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wakaaladda WAM.

Also Read
Dagaalyahanada Kooxda Alshabab oo weerareen Saldhigga Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin degmada Buula burde
Also Read
Dowladda Belgium oo ugu baaqday dhaqaatiirta qaban COVID -19 in ay shaqada ay dib ugu labtaan .

Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa sidoo kale ahaa amiirka Imaaraadda Abu Dhabi oo ka mid ah toddabada Imaaradood ee dalkaas uu ka kooban yahay.

  

Latest posts

Booliska Uganda oo xabsiga dhigay Siyaasi Caan Ah

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Qoor qoor oo booqday xarumaha taliska ciidamada qalabka sida.

Iftiin FM Reporter

Shirka Midowga Afrika oo furmaya iyo dalal badan oo ka qeybgalaya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi