Man  City oo ciqaabtay kooxda Wolves

Man  City ayaa mar kale   ciqabatay kooxda Wolves oo biloowgii isku dayday in ay ka yaabsato kooxdaas waxa ayna ku direen 5/1

Habeenkii De Bryune ayay aheyd isaga yaa ku horeeyya goolka daqiiqadii 7-aad balse  durba daqiiqadii 11-aad ayaa la bareejayay sababo la xariira daafaca kooxdaas oo afka hore si ka bad badis ah .

Also Read
Kulanka: Chelsea Vs Real Madrid

City kubad deg degsiimo leh ayay ciyaarayeen ayna sii dheer tahay kalsooni , waxa ayna heleen goolal is xiga waxaana sedex kale sii raacsaday De Bruyne .

Wolves mararka qaar isku dayo waa ay sameynayeen balse durba kubadda waa laga qaadayay halka mararka qaarna ay dileysay go`aan qaadasho deg deg ah oo ay sameynayeen .

Also Read
Robin van Persie oo iska diiday Man United

Heerka kubad haysashada City waxa ay gaareysay %65  xilli ay ay jireen fursado xaqiiq ah oo ay qasaarinayeen waxana ugu darnaa Raheem ilaa daqiiqadii 83-aad uu dhaliyay goolka 5-aad ee City

Also Read
Xiddiga Amadou Haidara oo iska diiday Manchester United.

Waxa uu De Bruyne u dabaal degay qaabka caanka ah ee saxiixa cuusb Man City ee Haalad oo uu ula jeeday soo dhaweyn .

Si kasta oo ay City u dhaliyeen goolashaas hadana cilad dhanka qasaarinta iyo in ay si ka bad badis u soo baxaan daafacoda ayay ka sheegteen

  

Latest posts

Aurelien Tchouameni Oo Asxaabtiisa Monaco U Sheegay Kooxda Uu Ku Biirayo

Iftiin FM Reporter

Premier League Oo Ogolaaday Iibka Chelsea

Iftiin FM Reporter

Barcelona & Bayern Munich oo ku dagaalamya xiddiga Lewandowski

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi