Man City oo ka hadashay Xiddiga Benoit Badiashile

Man City ayaa la soo sheegaya  in ay u dhaw yihiin saxiixa daafaca kooxda Monaco ee Benoit Badiashile kaasi oo ay  doonayaan inta suuqa jiilalka furan yahay

Also Read
Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi oo ka hadlay xiddiga Memphis Depay

Sidaas oo ay tahay City ma jiro deg deg  haya xittaa waa ay sugi karaan haddii aysan helin inta suuqaan uu furan yahay

Also Read
Real Madrid iyo Sevilla oo barbara ku heshiiyay

RMC Sport ayaa tilmaameysa in City haatan hor mar ka sameysanayaan saxiixa 20 sano jirkaan u dhashay France

Kooxo kale oo Ingriiska ah yaa doonaya laacibkaasn waxaana ka mid ah Newcastle United iyo Westham balse City ayaa ah gacanta sareysa illaa iyo haatan maadaama laacibka uu doonayo Champion-ka

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi