Man City Vs Arsenal.

Kooxaha Man City iyo Arsneal ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka dhici doona garoonka Etihad Stadium kulan ka tirsan todobaadkii 5-aad ee horyaalka Premier League.

Kooxda Man City ayaa raadinaysa guusheedii ugu horaysay 3 kulan iyaga oo doonaya in ay ka soo kabsadaan bar-barihii Leeds United.

Dhanka kale Arsenal ayaa isha ku haysa guusheedii 4-aad ee horyaalka premier League iyaga oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah.

Also Read
Jose Mourinho oo doortay daafaca ugu fiican adduunka .

Kulanka: Man City Vs Arsenal

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 7:30

Garoonka: Etihad Stadium

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Man City ayaa badisay lixdii kulan ee ugu dambeysay Premier League oo ay la ciyaartay Arsenal, iyadoo ka dhalisay seddex gool shan ka mid ah kulamadaas.

Also Read
Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher oo afka furtay

Tan iyo guuldaradoodii ka soo gaartay Brighton & Hove Albion bishii June, ma jirto koox heshay dhibco Premier League ah ka badan Arsenal iyaga oo helay 25 dhibcood.

Tan iyo markii uu qabtay Mikel Arteta, Gunners ayaa dhalisay goolal badan oo Premier League ah oo isku xigxigay 10 ama baasas ka badan kooxaha kale, iyagoo leh 11.

Also Read
Marcus Rashford oo xiisa u qabo Barcelona.

Man City ayaan guuldaro kala kulmin Arsenal premier League 9-kii kulan ee ugu dambeeyay tan ilaa markii ay guuldaro 2/1 ah kala kulantay bishii December 2015 waxana ay ugu yaraan dhaliyeen 2 gool 9-kaas kulan.

  

Latest posts

Son Heung-min oo sheegay in uu taageri weyn uu yahay Manchester United.

Iftiin FM Reporter

Manchester City oo rikoor cusub dhigeyso Manta

Iftiin FM Reporter

Mason Greenwood iyo Bukayo Saka oo u tartamaya abaalmarin dahabi ah.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi