Man City Vs Burnley

Naadiga   Man City ayaa marti galinaysa kooxda Burnley kulan ka tirsan todobaadkii 10-aad ee horyaalka Premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad Stadium.

Kooxda Man City ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo u baahan in ay ku soo laabtaan wadada guulaha horyaalka kadib guuldaradii todobaadkii hore ka soo gaadhay Tottenham.

Also Read
Mohamed Salah oo goolal badan uu dhaliyey Kooxdiisa liverpool.

Dhanka kale Kooxda Burnley oo kulamadii ugu dambeeyay ee ay booqatay Man City xaquuq kala kulantay ayaa doonaysa in ayna markan la kulmin xasuuq kale.

Kulanka: Man City Vs Burnley

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 6:00

Garoonka: Etihad Stadium

Also Read
Booska Mohamed Salah oo lagu soo waramaya in laba xiddig ee buuxin karaan.

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Kooxda Man City ayaa badisay lixdii kulan ee ugu dambeysay oo ay garoonkeeda kula ciyaartay Burnley waxana ay dhaliyeen 24 gool iyaga oo 3-dii kulan ee ugu dambeeyay ka dhaliyay min 5 gool waxana ay noqon kartaa kooxdii ugu horaysa ee 5 gool ka dhalisa 6 kulan oo xidhiidh ah koox kale oo horyaalka ah.

Also Read
Real Sociedad Vs Real Madrid

Riyad Mahrez ayaa dhaliyay afar gool seddexdii kulan ee ugu dambeysay ee oo uu ka horyimid kooxda Burnley, halka Sergio Aguero uu dhaliyay 9 gool kulamada uu ka hor yimid tartamada oo dhan.

  

Latest posts

Tababare Roberto Martinez oo ka hadlay wararka la xiririnaya Shaqada Barcelona.

Iftiin FM Reporter

 Barcelona oo radaineysa Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Xiddig ka tagaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi