Manchester City oo rikoor cusub dhigeyso Manta

Manchester City ayaa  waxay manta qorsheyneysa in ay  jabiso rikoor kale oo Premier League ah marka ay galabta Sabtida ku soo dhoweyso Southampton garoonka Etihad Stadium.

Kooxda Man City ayaa guul gaartay 3 ka mid ah 4-tii kulan ee ay ciyaartay iyada oo ka badisay kooxaha Norwich City, Arsenal & Leicester City kadib markii ay guuldaro ku bilaabatay xilli ciyaareedka.

Also Read
Kooxda PSG oo raadineyso Mohamed Salah.
Also Read
Man City Vs Borussia Monchengladbach.

Kooxda Pep Guardiola ayaa 5 gool kaga badiyay Norwich City kulan ka dhacay Ethihad bilowgii xilli ciyaareedka waxa ay sidoo kale 4 kaga badiyeen Everton kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka xilli ciyaareedkii hore.

Also Read
Sergio Aguero oo ku biiri doono PSG.

Hadii ay man City 5 gool ku badiso mar kale waxa ay noqon doonaan kooxdii ugu horaysay ee taariikhda premier League 4 kulan oo xidhiidh ah ku badisa natiijadaas.

 

  

Latest posts

Paul Scholes:Man City ama Liverpool Midkood ayaa ku guuleysanaya EPL.

Iftiin FM Reporter

Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo sii joogaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

Liverpool oo kabaha la dul martay kooxda Watford.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi