Mareykanka oo ka hadlay khilaafka MW Farmaajo iyo RW Rooble.

Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay khilaafka ka dhex taagan RW Rooble iyo MW Farmaajo, kaas oo ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Warkan kasoo baxay Mareykanka ayaa waxaa loogu baaqay in taagan RW Rooble iyo MW Farmaajo si nabad ah ay ku xalliyaan khilaafka ka dhex jira.

Also Read
Madaxa Maamulka militariga ee dalka Myanmar oo sheegay in doorosho laga qaban doono gudaha ee dalkaasi.

Sidoo kale, waxay ku booriyeen labada masuul in ay diiradda saaraan socodsiinta iyo hirgalinta arrimaha doorashooyinka dalka.

Also Read
Dad badan oo ku dhinteen dalka Shiinaha .

Hadalkan kasoo baxay Mareykanka ayaa kusoo beegmaya, iyada oo Beesha Caalamka ku baaqday in xal laga gaaro khilaafka ka dhaxeeya RW Rooble iyo MW, si looga hortaggo dib u dhac mar kale ku yimaada doorashooyinka Soomaaliya.

  

Latest posts

Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne Soomaliya.

Iftiin FM Reporter

RW Cabdalla Xamadook oo ka hadlay khilaafka siyaasdeed ee ka taagan dalkiisa.

Iftiin FM Reporter

Danjire Maxamud Axmed Nuur oo kulan la qaatay danjiraha Thailand ee dalka Kenya.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi