Maxakamadda Garissa oo 25 sano ku xukuntay Nin dil geystay .

Maxkamada Magaalada Garissa ayaa nin 26 jir ah ku Xukuntay Xabsi 25 sano ah kadib markii lagu helay dambi ah in uu dilay Cunug aan weli qaan gaarin.

Also Read
Madaxa cadaaladda ee dalka David Maraga oo baaq uu diray maxakamadda Isiolo

Ninkan oo lagu magacaabo Liban Mohamed Sambul ayaa lagu helay dambi ah in uu qudha ka jaray cunug 7 jir ah xili ay Xoola la jireen.

Also Read
Labo bukaan oo dheeraad ah ayaa u dhinteen cudurka corona gudaha dalka .

Waaxda dacwad oogida ayaa sheegtay in wiilka la dilay uu Xoola ku daajinayay deeganka Tarbaj ee ismaamulka Wajir.

Also Read
Kenya oo 52 xaaladood oo COVID -19 oo maanta la helay

Garsooraha Maxkamada Garissa Abida Aroni ayaa sheegtay in dacwad oogida ay maxkamada uu cadeysay in ninkaasi uu dambiga galay.

  

Latest posts

Prof. Sam Ongeri oo uu tartamaya kursiga barasaabka ee Ismaamulka Kisii

Iftiin FM Reporter

Musalia Mudavadi oo baaq uu diray Kenyanka

Iftiin FM Reporter

Baarlamaanka Mandera oo ansixiyay hindise sharciyeed muhiim ah

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi