Millicent Omanga oo ku guul dareysatay doorashadii ka dhacday ismaamulka Nairobi

Millicent Omanga oo ku tartameysa Xisbiga UDA ayaa aqbashay in  ay ku guul dareysatay doorashadii ka dhacday magaalada tan nairobi

Also Read
Dowladda oo loogu baaqay in ay ilaaliso Xuquuqda Caruurta yaryar

Millicent Omanga  oo uu tartantay kursiga wakiilka dumarka ayaa soo soo gashay kaalinta labaad kadib markii ay heshay codad gaaraya  586,246  halka Esther Passaris xisbiga ODM ay ku guuleysatay kursiga wakiilka dumarka ee Ismaamulka Nairobi , waxayna heshay codad gaaraya 698,929 .

Also Read
Waaxda Asluubta oo War soo saartay
Also Read
Musalia Mudavadi oo baaq uu diray madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Millicent Omanga oo guul dareysatay ayaa amaantay  codbixiyayaasha Nairobi ee uu codeeyeen iyada iyo kuwa aan uu codeynba

  

Latest posts

Hanti ku burburtay dab ka kacay magaalada Ilbisil Ismaamulka Kajiado

Iftiin FM Reporter

Barasabka ismaamulka kwale Fatuma Achani oo ka hadashay abaarta ka jirta deegaanada Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Uurka gabdhaha iskuuleyda oo ku batay Ismaamulka Narok

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi