Mohamed Salah oo farin u diray Sadio Mane

Mohamed Salah ayaa u sheegay Sadio Mane in looga xiisi doono Liverpool kadib markii uu ku biiray Bayern Munich.

Xiddiga reer Senegal ayaa ku biiray Bayern Munich isaga oo soo afjaray 6 sano oo uu joogay kooxda Anfield.

Also Read
Crystal Palace Vs Man United

Wakhtigii Liverpool, Mane aaa ku guulaystay 6 koob uu ay ku jiraan premier League iyo champions League.

Also Read
Halyeeyga Manchester United ee Clayton Blackmore oo baaq uu diray Paul Pogba.

Xiddiga 30 jirka ah ayaa ka mid noqday xiddigaha ugu fiican taariikha Liverpool isaga oo dhaliyay 195 gool waxana uu ka mid noqday Halyeeyada Liverpool.

Salah ayaa Instagram ku qoray”Waxa ay ahayd wakhti fiican”.

Also Read
Sadio Mane oo ka hadlay Mustaqbalkiisa Ciyaareed

“Waad ku mahadsantahay wakhtiga fiican, waxa aan kuu rajaynayaa nasiib wacan tartankaaga cusub ee aad aaday, Liverpool waa lagaaga xiisi doonaa”.

  

Latest posts

Xiddigaka tirsan kooxda PSG oo doortay shaxdiisa ugu fiican ee 5-ta xiddig ah

Iftiin FM Reporter

Hakim Ziyech oo ku biiraya Kooxda AC Milan

Iftiin FM Reporter

Milkiilaha kooxda chelsea ee Todd Boehly oo la kulmay Wakiilka Cristiano Ronaldo Jorge Mendes

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi