Muqdisho oo bandow lagu soo rogay

Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow Caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho isla markaana ku eg maalinta Isniinta ah xili doorashada JFS lagu wado in maalinta biri ah lagu qabto Magalada Muqdisho.

Also Read
Britain oo ku dhow inay ka baxdo Midowga Yurub.

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed  ayaa sheegay in sababta Bandowga loo soo rogay ay tahay xaqiijinta ammaanka doorashada Madaxweynaha iyo in laga hortaggo in ay dhacaan falal amni daro.

Also Read
Mareykanka oo ka baxay Dhulka Afqhanistan .

Waxaa uu sheegay in ciidanka booliska heega buuxa la galiyay, islamarkaana ay xiri doonaan dhammaan wadooyinka caasimadda.

Also Read
Madaxweynaha Qoorqoor oo la kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Waxaa la diidi doonnaa isku socodka dadka iyo gaadiidka xaafaddaha qaar ee Muqdisho.

  

Latest posts

Booliska Uganda oo xabsiga dhigay Siyaasi Caan Ah

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Qoor qoor oo booqday xarumaha taliska ciidamada qalabka sida.

Iftiin FM Reporter

Shirka Midowga Afrika oo furmaya iyo dalal badan oo ka qeybgalaya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi