Musalia Mudavadi oo loo magacaabay Xilka Madaxa golaha wasiirada.

Xisbiga Amani National Congress ANC ayaa soo jeediyay in Musalia Mudavadi loo magacaabo Xilka Madaxa golaha wasiirada.

Shir gaar ah oo ay Maanta  yeesheen golaha sare ee xisbiga ayay  si aqlabiyad ah ugu heshiyeen in Mudavadi jagadaasi loo magacaabo.

Mudavadi oo xilkaasi aqbalay ayaa kenyanka ugu  baaqay inay u midoobaan sidii  loo kobcin lahadhaqaalaha dalka.

Mudavadi ayaa sheegay in kuwii ka shakinayay awooda isbaheysiga kenya kwanza ay hada weli haystaan fursad ay dowladda ugu soo biraan.

Booska cusub ayaa lagu wadaa in lagu sameeyo WareegtoMadaxweyne marka uu xilka la wareegoMadaxweynaha la doortay ee Dr. William Ruto.

  

Latest posts

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

Musalia Mudavadi oo ka hadlay abaarta ka tagan dalka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi