Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu toogtay dalka Koonfr Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa la soo sheegaya in ay manta  Maanta gudaha dalkaas  ay ku dileen   muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsi ahaan u tegay dalkaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Also Read
Kenya oo manta laga diiwaangeliyey kiisas cusub oo Cudurka Corona.

Muwaadinka Soomaaliyeed o lagu Magacaabi jiray Cabdi Sheekh Maxamed ayaa  la soo sheegaya  in  kooxaha Burcadda ah ee toogteen, isaga oo Gaari rooto ku iibinayo, xilli uu ku sugnaa Xaafadda Wesbank oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.

Mid kamid ah Soomaalida kunool Goobta uu dilka ka dhacay ayaa sheegay in Kooxaha dilka u geystay Muwaadinka Soomaaliyeed aysan wax dhac ah u geysan balse kaliya ay toogteen kadibna goobta isaga tageen.

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas badan oo Cudurka Corona
Also Read
Guddiga Miisaaniyadda iyo qoondeynta ee aqalka barlamaanka dalka oo ka hadlay miisaaniyada sanadka.

Ciidamo katirsan kuwa Booliska Koonfur Afrika ayaa gaaray halka uu dilka ka dhacay, iyaga sameeyay howlgallo ay ku baadi goobayeen Kooxihii dilka geytay wallow aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan.

 

  

Latest posts

Wasaaradda caafimaadka ee dalka oo baaq u diray kenyanka

Iftiin FM Reporter

Dowladda oo sheegtay in Wadada Expressway ay ku kordhin doonto qalabyo horleh oo looga hortagaayo shilaalka wadooyinka

Iftiin FM Reporter

Shil ka dhacay wadada Nairobi Expressway ee Caasimadda tan Nairobi

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi