Naby Keita oo seegi doono kulanka Liverpool Vs Everton.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in uu xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxdiisa ee Naby Keita seegi doono kulanka ay Liverpool la ciyaari doonto Everton.

Kooxda Liverpool ayaa marti u noqon doonta hogaamiyayaasha horyaalka premier league ee Liverpool kulan si weyn loo sugayo ishana lagu hayo.

Also Read
Tababare Zinedine Zidane oo ka tagaya Kooxda Real Madrid.

Tababare Klopp ayaa xaqiijiyay in uu Keita seegi doono kulanka Everton maadama uuna taam buuxa u ahayn in uu ka qayb qaato Kulanka.

Also Read
Chelsea VS Burnley

Klopp oo shirkii jaraa’id ee ka horeeyay kulanka ka hadlaya ayaa yidhi”Naby Kieta taam uma ahan kulanka sidaas darteed ma ciyaari doono”.

Also Read
Goolhayaha kooxda Man City ee Ederson oo laga helay Cudurka Corona .

Warkan ayaa dhirbaaxo ku ah xiddiga khadka dhexe kaas oo kulamaddii ugu dambeeyay si joogto ah ugu ciyaaray kooxda Liverpool tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedka.

  

Latest posts

Son Heung-min oo sheegay in uu taageri weyn uu yahay Manchester United.

Iftiin FM Reporter

Manchester City oo rikoor cusub dhigeyso Manta

Iftiin FM Reporter

Mason Greenwood iyo Bukayo Saka oo u tartamaya abaalmarin dahabi ah.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi