Nairobi oo dadka Sii bilash ah Cudurka Corona looga baaraya.

Waaxda addegyada kountiga  Niarobi ee NMS ayaa Maanta Xariga ka jaray barnaamij laba Maalmood socon doona oo dhamaan shacaabka 17 –ka sub –kounti ee Nairobi si bilash ah looga baari doono Cudurka Corona Virus-ka.

Sarkaal Wasaarada Caafimaadka ee kountiga Naiorbi Dr. Ouma Oluga ayaa sheegay in Maanta ay Min 200 oo Ruux ay Cudurkaasi ka baari donaan sub kounti waliba.

Olunga ayaa sheegay in arrintan looga gol leyahay In lagu Xakameyo Faafida Cudurka Corona Virus-ka.

Dr Olunga ayaa sheegay in dowladda kounti Nairobi ay dooneyso in 6 kun oo ruux ay Cudurka ka baarto mesha lagu gaaro beri.

Olunga ayaa shacaabka kountiga Naiorbi ugu baaqay in ay uso baxaan baaritaanadaasi bilashka ah sii Cudurka looga baaro.

Barnaamijkan ayaa ah kii labaad oo noociisa ah iyaada oo ay Waaxda addegyada kountiga  Niarobi ee NMS ay bishii May barnaamijkan oo kale qabatay.

  

Latest posts

Muwaadin Shiineys ah oo lagu dilay Tana River.

Iftiin FM Reporter

Dowladda Kenya oo bilaawday olole ka dhan ah khamaarka iyo khamriga.

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo hoggaamin doono shirka madaxweynayaasha ee qaramada midoobay.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi