Prof John Lonyangapuo oo ka hadlay Dooroshada Guud 2022-ka .

Barasabka Ismaamulka galbeedka Pokot  Prof John Lonyangapuo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dooda dalka ka socoto oo kusabsan  suuragalnimada in dib loo dhigo dooroshada guud 2022-ka .

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas badan oo Cudurka Corona .

Barasabka Ismaamulka galbeedka Pokot  Prof John Lonyangapuo ayaa sheegay in  rabshadooyin kala duwan ay dalka ka dhici doonaan haddi dib loo dhigo dooroshada guud ee 2022-ka .

Also Read
Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda socdaalka oo lagu dilay Ismaamulka Turkana.

Prof John Lonyangapuo  ayaa sida oo kale sheegay in hadalada qaarkood oo ay jeedinayaan siyaasinta ay rabshadooyin iyo qalalaase siyasaadeed ay dalka ka abuuri karaan.

Also Read
George Magoha: Iskuulada dowladda oo heli doonan Lacagaha loo qoondeeyey.

Prof John Lonyangapuo wuxuu  sheegay in kaliya guddiga madaxa banaan, doorashooyinka iyo xuduudaha (IEBC) uu leeyahay awood uu ku bixiyo  ka hadlo oo uu go’aan ka gaaro  taariikhadda  doorashada.

 

  

Latest posts

Dowladda oo soo saartay barnamij xoolaha looga samatabixinaya abaaraha.

Iftiin FM Reporter

Waaxda dalxiiska ee dalka oo soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay dowladda Ingiriska .

Iftiin FM Reporter

Howlgal amni oo laga bilaabay Ismaamulka Mombasa.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi