Qar ka mid ah ganacsatada magaalada Nairobi oo ka cawday lacaga ay dowladda ka qaado

Ganacsatada suuqa City Park ee magaalada tan Nairobi ayaa ugu baaqay dowladda ismaamulka Nairobi  in ay meesha ka saarto 150 shilin oo looga qaado dadka gawaarida dhigtaan goobaha baarkinada ee suugaasi .

Ganacsatadaan ayaa ka codsanayaan  dowladda kauntiga Nairobi inay mesha ka saarto lacagtaasi  canshurta si ay usoo jiidataan  macaamil fara badan.

Guddoomiyaha Ganacsatada ee suuqa City Park Daniel Kamau ayaa sheegay  in suugaani oo lagu dayactiray 142 milyaan oo shilin ay yar tahay tirada macaamiisha ee soo booqdo taasi oo ay sabab uu tahay lacagtani canshuurta ah ee laga qaado goobaha baarkinada.

  

Latest posts

Kenya oo horumarinaysa fursadaha ganacsiga ee caasimada Nairobi

Iftiin FM Reporter

Dowladda Kenya oo ka hadashay qiimaha shidaalka

Iftiin FM Reporter

Sare u kac ku yimid qiimaha lagu raaco basaska

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi