Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne Soomaliya.

Wararka ka soo baxaya magaalada beledweyne dalka Soomaliya ayaa sheegaya  in   Qarax uu  goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne gaar ahaan maqaayad ku dhagan Saldhigga Magaalada Beledweyne.

Also Read
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadashay Wasiirkii hore ee Amniga Cabdirashiid Janan.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa wararka qaar waxa ay wariyayaasha ku soo waramayaan in uu ahaa miino dhulka lagu aasay .

Also Read
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay xubnaha Midowga Murashaxiinta.

Dadka ku dhintay qaraxa oo ka mid ahaa Duqii deegaanka feer feer  Khaliif Garad Roble sidoo kale waxaa ku dhaawacmay  Gudoomiyihii  feer feer Mahad Beeyle.

Also Read
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare Oo Afka Furtay.

Taliyihii Saldhigga booliska Magaalada Beledweyne ayaa ka mid ah Mas’uuliyiinta qaraxa ku waxyeeloobay.

  

Latest posts

Madaxweyne Erdoğan iyo Jagan Chapagain oo kulmay

Iftiin FM Reporter

Hay’adda IMF oo ka hadashay Nooca cusub ee Cudurka corona.

Iftiin FM Reporter

Cidamada Soomaliya oo digniin adag loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi