Rabshadooyin ka dhaceen dalka Jamhuuriyadda Afrika Dhexe .

Wararka ka soo  baxaya gudaha  Jamhuuriyadda Afrika Dhexe ayaa sheegaya in  xaalad degdeg ahi lagu soo rogay  dalkaasi xilli saraakiisha amaanka iyo cidamada qaramada midoobay  ay la dagaalamayaan jabdhado  sii galaya caasaimadda Bangui ee dalkaasi si ay  ula wareegaan  awooda guud ee dalkaasi .

Dagaalyahanada la dagaalamaya  dowladda ee dalkasi ayaa waxay gacanta ku haya saddex meelood oo meel dalkaas 

Dhanka kale Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Jamhuuriyadda Afrika Dhexe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dalkaasi uu sii galayo  xaalad khatar ah.”

Also Read
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadlay dagaalkii uu ku qaaday xoogaggii TPLF.

Jabhadaha ayaa diiddan natiijada doorashadii dhacday bishii hore oo uu mar labaad ku guulaystay Madaxweyne Faustin Archange Touadéra.

Also Read
Dad badan oo loo xiray afgambigii dhicisoobay dalka Sudan.

Dowladda dalkaas ayaa ku eedaysay Madaxweynihii hore François Bozizé, oo laga horjoogsaday inuu u tartamo doorashadii 27-kii Disembar, inuu ka dambeeyo dagaalada sii xoogeysanaya

Also Read
Howlgal ballaraan oo laga sameeyey magaalada Kismaayo

  

Latest posts

MD Farmaajo oo amarro kala duwan soo saaray .

Iftiin FM Reporter

RW Justin Trudeau oo soo magacaabay golahiisa wasiirrada.

Iftiin FM Reporter

Dowladda Soomaliya oo ka hadashay amaanka goobaha dooroshooyinka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi