Ra’iisul wasaaraha soomaaliya oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Safiirka Ingiriiska

Wararka naga soo garayaa  ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta  qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster iyaadoo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho iyo Beledweyn iyo xaaladaha bani’aadminimo iyo gurmadka abaaraha dalka ka jira.

Also Read
Dooroshada Soomaliya oo laga heshiiyey .

Safiir Kate Foster ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya  uga tacsiyeysay dadkii waxyeelladu ka soo gaartay weerraradii ka dhacay Muqdisho iyo Beledweyn iyadoo sheegtay in Britain ay ku garab taagan tahay xukuumadda iyo shacabka Soomaaliyeed dadaalkooda xaqiijinta nabadda dalkooda.

Also Read
Dowladda Soomaliya oo u digtay dad caqabad ku ah dhismaha wadada Muqdisho & Jowhar.
Also Read
QM oo ka hadashay Abaarta kajira Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xaqiijiyay in ay ka go’an tahay in qeybaha ka harsan doorashooyinka dalka oo gebogebo maraya ay ku soo dhammaadaan si nabad ah.

  

Latest posts

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo sheegay in dalka ay kajirto Abaar daran

Iftiin FM Reporter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Iftiin FM Reporter

Maxaa loogu hadlay Shirka Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi