Ra’iisul wasaarihii dalka Ivory Cost Xaamid Bakayoko oo geeriyooday.

Wakaalada France Press ayaa  warbixin ay soo saartay ku sheegtay in uu  geeriyooday Ra’iisul wasaarihii dalka Ivory Cost Xaamid Bakayoko oo 56jir ahaa kaa oo ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala dalka Germany sida laga soo xigtay qaraabadiisi.

Also Read
Mareykanka oo mar kale baaq xoogan uu diray Madaxda soomalida .

Ra’iisul wasaarihii dalka Ivory Cost Xaamid Bakayoko ayaa la sheegay in uu la xanuunsanayey  kansarka sambabada ku dhaca waxaana xaaladiisi markii ay ka dartay la dhigay isbitaal 6dii bishaan March.

Also Read
Shan Macalin Dugsi Quraan oo lagu dilay Degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Also Read
Maxaa ka cusub xaaladda degmada Guriceel.

Bakayoko ayaa xilka Ra’iisul wasaarenimo ee dalkaasi loo magacaabay July 2020 ila iyo hadda isaga ayaa xilkaasi haayay.

  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi