Raila Odinga oo cambaareeyey Siyaasinta qaarkood

Hogaamiyaha xisbiga ODM, Raila Odinga ayaa sheegay in siyaasinta qaarkood aysan la soconin dhibaatooyinka ka tagan dalka .

Mudane  Raila Odinga ayaa ku eedeyey siyaasinta qaarkood in ay lacago laalush ah siiyaan Kenyanka si ay ugu codeeyaan dooroshada guud ee sanadkani dhaceyso .

Hogaamiyaha xisbiga ODM, Raila Odinga ayaa sheegay in uu si buuxda ula dagaalami doono Musuqa Maasuqa haddii uu ku guuleysto xilka madaxweynaha ee dooroshada guud ee 2022-ka 

Raila Odinga  ayaa ololahiisa siyaasadeed ee geeyey ismaamulka Taita Taveta halkaasi oo aad ugu baaqay hoggaamiyayaasha in ay joojiyaan hadalada kicinta ah oo ay kenyanka ku kala qeybinayaan 

  

Latest posts

Barasaabka Ismaamulka Siaya Cornel Rasanga oo ka hadlay Meydadka yeelo isbitaalka Yala

Iftiin FM Reporter

Dowladda Migori oo xoojisay barnamijka tallaalka cudurka corona

Iftiin FM Reporter

Safaaradaha Yurub ee fadhigoodu Kenya oo soo saaray digniino argagaxiso

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi