Raila Odinga oo manta xariga ka jaraya ajeendhahiisa siyaasadeed ee Azimio la Umoja

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa lagu wadaa in sacadaha inagu soo aadan uu xariga si rasmi ah uga jaro ololahiisa siyaasadeed ee Azimio la Umoja .

Mudane Raila Odinga ayaa ololahiisa xariga uga jaraya garoonka kubadda cagta ee Kasarani halkaasi oo kenyan badan ay ku sugan yihin .

Hoggaamiyayaasha isbaheysiga siyaasadeed ee OKA qaarkood ayaa la soo sheegaya  in aysan ku sugneyn garoonka uu shirweynahani Azimio la Umoja uu ka socdo .

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga oo warbaahinta kula hadlay hoygiisa Karen ayaa sheegay in shirweynahani uu yahay mid lagu xoojinaya  heshiiskii nabadeed ee uu la galay madaxweyne Uhuru Kenyatta bishii March sanadkii  2018-kii.

  

Latest posts

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

Musalia Mudavadi oo ka hadlay abaarta ka tagan dalka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi