Real Madrid oo dalab ka gudbineyso Edinson Cavani.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa waxay raadineysa   weeraryahan dhexe oo ay afka hore kula lammaaniso Karim Benzema iyadoo haatan dareenkeeda usoo weecisay xiddig ka ciyaara horyaalka Premier League.

Also Read
Sergio Aguero oo ku biiri doono kooxda Barcelona.

Real Madrid ayaa haatan ka fikireysa soo qaadashada weeraryahanka Manchester United ee Edinson Cavani kaasoo xilli ciyaareedkan la kowsaday dhaawac inkastoo uu haatan garoommada kusoo laabtay.

Also Read
Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay mustaqbaalkiisa tababarnimo.

Sida laga soo xigtay  El Nacional, Los Blancos ayaa fahansan inuu Cavani doonayo ka tagista Old Trafford maadaama booskiisa uu awood kula wareegay Cristiano Ronaldo oo xagaagan ku laabtay Man United.

Also Read
Rio Ferdinand oo sheegay in chelsea ay ku guulaysan doonto Carabao Cup

 

  

Latest posts

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

Iftiin FM Reporter

Xiddiga Tyrell Malacia Oo Shaaca Ka Qaaday Cida Ku Qancisay Ku Biirista Man United.

Iftiin FM Reporter

Gabriel Jesus oo nambarka sagaalaad uu xiran doono Arsenal

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi