Real Madrid oo Ku Dhawaaqi Doonto Saxiixa Kylian Mbappe

Ku biirista xiddiga Kylian Mbappe ee Real Madrid ayaa la dhamaystiray sida laga soo xigtay saxafiga reer Italy ee Alessandro Alciato.

Also Read
Xiddiga Cristiano Ronaldo oo ka tagaya Kooxdiisa .

Kooxda ku guulaystay La Liga ayaa lagu soo waramayaa in ay saxiixa Mbappe ku dhawaaqi doonto kadib final-ka Champions league ee 28 bishan.

Also Read
Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay soo laabashada xiddiga Virgil Van Dijk.

Saxafiga ayaa sheegay in haatan ku dhawaaqista Heshiiska Mbappe ee Real Madrid kaliya ka dhimantahay wakhti.

Also Read
Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique oo ilmeeyey xaleyto

Mbappe ayaa iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda PSG kuwaas oo aad o doonayay in ay sii haystaan xiddiga reer France.

 

  

Latest posts

Gabriel Jesus oo ku faraxsan Kooxdiisa Cusub

Iftiin FM Reporter

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ee maanta

Iftiin FM Reporter

Ángel Di María oo heshiis la gaaray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi