Robin van Persie oo iska diiday Man United

Robin van Persie ayaa la soo sheegaya inuu diiday fursad uu ugu biiri lahaa shaqaalaha tababarka Erik Ten Hag ee Man United.

Ten Hag ayaa la filayaa in loo magacaabo tababaraha cusub ee Man United isaga oo shaqada ka badali doona Ralf Ragnick oo kooxda haatan hogaamiya.

Also Read
Arsenal oo ku dhow saxiixa Achraf Hakimi.

Sida laga soo xigtay ESPN, Van Persie ayaa lala xiriiriyay si uu uga mid noqdo shaqaalaha tababarka kooxda Man United marka uu Erik Ten Hag noqdo tababaraha kooxda.

Also Read
Salah & Mane oo Ciyaari Karaan Kulanka Chelsea Ee Premier League

Laakiin xiddigii hore ee Man United oo haatan tababare caawiye ka ah kooxda Feyenoord ayaa iska diiday in uu ku soo laabto United sabab la xidhiidha qoyskiisa.

Also Read
Kooxaha Milan iyo AC Milan oo uu tartamayaan xiddiga Alex Telles

Ten Hag ayaa la filayaa in marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan loo magacaabo tababaraha cusub ee koxda Man United shaqadana ka badali doono Ralf Ragnick.

  

Latest posts

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

Iftiin FM Reporter

Xiddiga Tyrell Malacia Oo Shaaca Ka Qaaday Cida Ku Qancisay Ku Biirista Man United.

Iftiin FM Reporter

Gabriel Jesus oo nambarka sagaalaad uu xiran doono Arsenal

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi