RW Cabdalla Xamadook oo ka hadlay khilaafka siyaasdeed ee ka taagan dalkiisa.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamadook ayaa  lagu wadaa in shaaca ka qaaday uu  ka wado   meel marinta qorshe cusub oo lagu soo afjarayo khilaafka siyaasdeed ee ka taagan dalkiisa.

Also Read
Xisbiyada Soomaaliland oo heshiis Cusub gaaray.

Ra’iisul Wasaare Xamadook  ayaa carabka ku dhuftay  in dowladiisa ay qaadi doonto tallaabo wax ku ool ah oo wax looga baddalayo Siyaasadda Suudaan.

Also Read
MD Farmaajo oo tacsi uu diray qoyska Ugaas Axmed Barre Cali .

Ra’iisul wasaare Xamadook, ayaa sidoo kale tilmaamay in khilaafkii Siyaasadeed ee ugu xumaa Suudaan, uu soo maray mudadii labada sano aheed ee uu dalka ku jiray nidaamka ku meel gaarka, taasi oo keentay in ay ka aamin baxaan qaar ka mid ah waddamo saaxiibo laha Suudaan.

  

Latest posts

Madaxweyne Erdoğan iyo Jagan Chapagain oo kulmay

Iftiin FM Reporter

Hay’adda IMF oo ka hadashay Nooca cusub ee Cudurka corona.

Iftiin FM Reporter

Cidamada Soomaliya oo digniin adag loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi