RW Justin Trudeau oo soo magacaabay golahiisa wasiirrada.

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa  maalintii shaleyto ku dhuwaaqay  golahiisa wasiirrada oo ka kooban 38 wasiir, kuwaasoo ay kala bar dumar yihiin.

Also Read
Weeraro kala duwan oo ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho iyo magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Axmed Xuseen oo ah Soomaali-Canadian ayaa markii saddexaad kamid noqday golaha wasiirrada, isagoo loo magacaabay wasiirka guryeynta, kala duwanaanshaha iyo kawada qeyb galinta Canada.

Also Read
Wasiir Cabdisaciid Cali oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Shacabka dalka Canada ayaa aaminsan  in dowladdan cusub ay horyaallaan waxyaabo badan oo uu ugu horreeyo la tacaalidda xanuunka COVID-19.

Also Read
Dagaalka Shiinaha iyo Hindiya oo meel xun marayo.

 

  

Latest posts

QM oo sheegtay baahida loo qabo gargaar bini’aadanimo ay gaari doonto heerkii ugu sarraysay sanadka soo socda

Iftiin FM Reporter

MD Farmaajo oo dib dalka ugu soo laabtay

Iftiin FM Reporter

Madaxwaynihii hore ee dalka Argentina oo eedeymo dhowr ah loo haysto

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi