RW Rooble oo la kulmay mMadaxda Dowlad Goboleedyada Soomaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa  waxay manta ka hadleen  arrimo ku saabsan doorashooyinka Soomaaliya.

Ra”iisul Wasaare Rooble iyo madaxda Dowlad Goboleedyda oo ku wada hadlay khadka zoomka xalay, ayaa sheegay in  kulankani diiradda lagu saaray  dar-dar gelinta arrimaha doorashooyinka, arrinta Soomaaliland, hergelinta soo jeedinta guddiga dib u heshiisiinta Gedo iyo xalinbta wali ka jira doorashada Soomaaliya.

Also Read
Ra’iisul wasaarihii dalka Ivory Cost Xaamid Bakayoko oo geeriyooday.

Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa ku kala aragti duwan arinta Soomaaliland sida ay inoo xaqiijiyeen masuuliyiin qeyb ka ahaa Shirka, kuwaas oo iyagu la kala safan labada garab ee Siyaasiyiinta Soomaaliland ka soo jeeda, ay kala hogaaminayaan Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra”iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Also Read
wadamada Armenia iyo Azerbaijan oo gaaray Heshiis xabad joojin ah.

Kulankaan ayaa kusoo aadayo xilli dib u dhac uu ku yimid Doorashada Senatarada Aqalka Sare BFS oo waqti ahaan loo asteeyay 25-ka July 2021 oo maanta ku began in ay lagu qabto Magaalooyinka Muqdisho, Jowhar, Dhuusamareeb, Garoowe, Baydhabo iyo Kismaayo.

  

Latest posts

MD Farmajo oo joojiyey awoodaha RW Rooble.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Taalibaan oo ka hadashay qaraxi kabul .

Iftiin FM Reporter

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Beesha Caalamka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi