RW Xamse Cabdi Bare oo la kulmay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa manta kulan la qaatay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha.

Shirkani ayaa waxaa warbixino looga dhageystay  Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Bay’ada, waxayna soo bandhigeen Wasaarad walba doorka ay ku leedahay arrimaha gurmadka abaaraha.

Also Read
Al-Shabaab oo sakay arroortii weerar ku qaaday degmada Balcad ee Gobolka Shabeellahga Dhexe.

Xogahayaha guddiga gurmadka ahna Maareyaha Xarunta Qaran ee Hawlgalada Degdega ah (NEOC) ayaa sidoo kale soo bandhigay warbixin iyo xog faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda abaarta iyo tallooyin ku aaddan qaabka looga hortago abaaraha.

Also Read
Howlgal Xoogan oo laga fuliyey degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Also Read
Deegaanada Puntland oo laga mamnuucay jarista dhirta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu amray howlaha gurmadka la dardargeliyo, maadaama ay abaaruhu yihiin kuwo ka sii daraya, dadka ay saameeyeena ay u baahan yihiin in deg deg loogu gurmado.

 

  

Latest posts

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo hadlay weerarradii qaraxyada ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne.

Iftiin FM Reporter

Ciidanka Xoogga soomaliyeed oo si buuxda ula wareegeen deegaanka Yasooman

Iftiin FM Reporter

Ayatollah Ali Khamenei oo farta ku fiiqay Mareykanka iyo Israa’iil

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi