Saraakiisha dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Baay

Ciidamada Millateriga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab  ayaa  saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Baay oo ay maamuli jireen Xubno katirsan Al-Shabaab.

Also Read
Digniin laga soo saaray xaaladda abaarta ee geeska Afrika

Saraakiisha  howlgalka fuliyay oo katirsan Ururka 46aad Guutada 8aad Qeybta 60aad ayaa la wareegay degaanadii ay howlgalka ka fuliyeen ee  katirsan Gobolka Baay, halkaas oo ay in muddo ah gacanta ku hayeen Al-Shabaab.

Taliyaha Ururka 46aad Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xidigle Cadow Mohamed Cabdi ayaa sheegay in howlgalka ku burburiyeen Xarun Maxkamad oo ay Al- Shabaab ku lahaayeen degaanka Moodo-Moodo ee Gobalka Baay sidoo kalena ay Ciidanku la wareegeen Saldhigyo Al -Shabaab ay ku lahaayeen degaanada Buulla -Fulaay Iidaalle Raama Cadooy iyo degaanka Moodo-Moodo.

Also Read
RW Rooble oo booqanaya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal
Also Read
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo magacaabay wasiir cusub.

 

  

Latest posts

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo sheegay in dalka ay kajirto Abaar daran

Iftiin FM Reporter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Iftiin FM Reporter

Maxaa loogu hadlay Shirka Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi