Sare u kac ku yimid qiimaha lagu raaco basaska

Ururka Milkiilayaasha gawaarida Matatuda ayaa sheegaya in dadweyanha ay uu dulqaatan sare uu kaca nooliga lagu raaco basaska laba maalmood gudahooda.

Guddoomiyaha Ururka Milkiilayaasha gawaarida Matatuda Simon Kimutai ayaa hadalkan sheegay ka dib markii uu la kulmay xubnaha ururka iyo wakiilo ka socda maamulka gaadiidka iyo badbaadada waddooyinka ee NTSA.

Simon Kimutai ayaa waxa uu difaacay go’aanka lagu kordhiyey qiimaha nooliga basaska, isaga oo sheegay in ay ku soo beegantay kororka qiimaha shidaalka ee dalka Kenya. 

Waxa uu xusay in gawaarida matatuda ay yihiin ganacsi oo aysan ahayn adeeg sidaa darteed loo baahan yahay in la hubiyo in milkiilayasha matatuda ay ka faa’iidaystan maalgashigooda. 

  

Latest posts

Dawladda oo bilawday hannaan Waaxda Cashuuraha Kenya ee KRA loogu beddelayo Waaxda Adeegga Cashuuraha ee Kenya.

Iftiin FM Reporter

Ganacsatada kalluunka oo taageero ka helay dowladda

Beeralayda kafeega ee degmada Trans Nzoia oo baaq loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi