Shiinaha iyo Iran oo ku dhaqaaqeen hirgelinta heshiis iskaashi istiraatiiji ah oo soconaya 25 sano

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa carabka ku dhuftay  in  heshiis iskaashi istiraatijiyadeed oo 25 sano ah oo ay Shiinaha la saxiixdeen bishii March ee sannadkii hore uu hirgeliyey .

Heshiiskani ayaa daba socdo  booqashadii muhiimka ahayd ee uu ku tagay Shiinaha oo uu ku casuumay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi.

Also Read
Yoweri Museveni oo ku guuleystay dooroshada Uganda .

Dowladaha Iran iyo Shiinaha ayaa bishii March ee sannadkii hore  waxay kala saxiixdeen  heshiis iskaashi oo istaraatiijiyadeed oo dhammaystiran oo soconaya 25 sano, iyagoo oo ka soo horjeeda cunaqabataynta halka dhinac ee Maraykanka si loo xoojiyo isbahaysiga dhaqaale iyo siyaasadeed ee soo jireenka ah.

Also Read
Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle oo baaq diray.

Heshiiska ayaa si rasmi ah u diiwaan gelinaya Iskaashiga Istiraatijiyadeed ee Dhamaystiran ee Shiinaha iyo Iiraan kaas oo lagu dhawaaqay booqashadii Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping si kor loogu qaado iskaashiga dhaqaale ee labada dal 25-ka sano ee soo socota.

Also Read
Askar ku eedeysan dil & Dhac oo maxakamadda la soo taagay .

 

 

  

Latest posts

Dowladda Sacuudiga oo Safiir Cusub u soo magacaawday Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Askar ku eedeysan dil & Dhac oo maxakamadda la soo taagay .

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Biixi oo booqday dalka Itoobiiya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi