Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Kisii iyo Nyamira

Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in  shan qof ay ku dhinteen shil gaari oo maanta ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Kisii iyo Nyamira .

Mid ka mid ah gawaarida adeega dadweynaha ayaa ku dhacay garai xamuul ah sacadda marka ay aheyd 4-tii oo aroornimo sida ay booliska  ku soo waramayaan .

Gaarigani adeega dadweynaha ayaa la sheegay in uu ku dhacay Gaarigani xamuulka oo yeelay meel dhow wadadaasi.

Toddobo qof oo dheeraad ayaa lagu daaweynaha isbitaalka guud ee Kisii . 

  

Latest posts

Dr.William Ruto oo ka hadlay horumarka uu gaarsiin doono ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

Bandow lagu soo rogay ismaamulada Baringo, Elgeyo Marakwet and West Pokot.

Iftiin FM Reporter

Isbaheysiga Azimio la Umoja-One Kenya oo olole siyaasadeed ku qabtay gobolka Mount Kenya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi