Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo kala saxiixday heshiis maxali ah.

Qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

  1. 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya
Also Read
RW Rooble oo khadka kula hadlay dhigiisa Qatar.

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)

Also Read
Madaxweyne Zelensky Oo Sheegay In Putin Uu Wado Qorshe Lagu Kala Qaybinayo Dalkiisa

4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.

Also Read
Saciid Cabdullaahi Deni oo sheegay inay jiraan dad diidan horumarka Puntland.

5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi