Soomaliya oo xalaado Cusub oo Cudurka Corona Laga Helay .

Dowladda soomaliya ayaa sheegtay in 48 saac ee la soo dhaafay gudaha dalka Soomaliya laga helay kiisas cusub oo cudurka corona .

Bayaan ay soo saartay wasaaradda caafimaadka ee dalka Soomaliya ayaa lagu sheegay in ay jiraan qaar ka mid ah gobolada dalka uu cudurka uu kusii kordhayo halka gobolka Banaadir oo aheyd halkii ugu badneyd uu hoos u dhacay.

Also Read
Weerar ka dhacay gobolka Shabeellada Hoose.
Also Read
RW Rooble oo kulamo ka wado magaalada Kismaayo .

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,603

o Laga Helay: 39

Also Read
Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19 ee dalka Soomaaliya .

o Puntland: 23

o Jubbaland: 12

o Somaliland:3

o Banadir:1

o Lab: 19

o Dhedig: 20

o Bogsashada: 2

o Dhimasho: 0

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,162

Bogsashada Guud: 7,277

Dhimashada Guud: 781

  

Latest posts

Weerar khasaara dhaliyay oo lala beegsaday Ciidamada Turkiga.

Iftiin FM Reporter

RW Rooble oo la kulmay mMadaxda Dowlad Goboleedyada Soomaliya.

Iftiin FM Reporter

Antony Blinken oo booqanaya dalka Kuwait.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi