Suuqa weyn ee Gikomba ee caasimadda Nairobi oo xiisad ka taagan

Ganacstada suuqa weyn ee Gikomba ee caasimadda tan Nairobi ayaa waxay cabashooyin ka muujiyeen amarka ah in ay ka guuraan suuqaasi si halkaasi looga dhiso  wado weyn.

Ganacstadani ayaa waxay warbaahinta uu sheegeen in ay suuqaasi ay ka shaqeynayaan ku dhawaad  20 sano islamarkana ay maalin  kasta caga jugleyn kala kulmaan dowladda  oo sheegtay in halkaasi laga dhiso doonno wado weyn. 

Ganacstada suuqa weyn ee Gikomba ee caasimadda tan Nairobi ayaa waxay dhowr jeer la kulmeen khasaarooyin xoogan kadib markii halkaasi  ay dhowr jeer dabab xoogan ka kaceen .

Ganacstadani ayaa waxay hadda ugu baaqayaan  madaxweynaha in uu arrintani soo farageliyo  islamarkana uu xal uu raadiyo dhibaatooyinka ay la kulmaan.

  

Latest posts

Kenya Airways oo bilaabi doonto duulimaadyo xamuul ah oo magaalada Kisumu iyo Imaaraadka Carabta

Iftiin FM Reporter

Dekedda Mombasa oo laga dhoofin doono badeecooyinka Bariga Afrika

Iftiin FM Reporter

Ganacsatada dalka Kenya oo loogu baaqay in ay xooga saaran ka gancsiga kalluunka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi