Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi oo ka hadlay xiddiga Memphis Depay

Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi ayaa  la soo sheegaya  in uu xiddiga Memphis Depay u sheegay in uu isaga tagi karo kooxda Barcelona inta lagu jiro suuqa January.

Xiddiga reer Netherlands ayaa dhaliyay 8 gool isla markaas caawiye ka noqday 3 kale 23 kulan oo uu ciyaaray tartamada oo dhan tan ilaa markii uu yimid kooxda.

Also Read
Kulanka: Man City vs Chelsea

Memphis ayaa qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah waxana uu shaki ku jiray mustaqbalkiisa todobaadyadii ugu dambeeyay.

Also Read
Liverpool Vs Crystal Palace

Sida laga soo xigtay Sport, Xavi ayaa xiddiga 27 jirka ah u sheegay in uu isaga tagi karo suuqa January maadama uuna ku jirin qorshihiisa kooxda.

Also Read
Kooxda  Chelsea oo raadineyso xiddiga Layvin Kurzawa

Xavi ayaa aaminsan in weerarka Barcelona ay noqon doonaan xiddigaha Ferran Torres, Ansu Fati iyo Martin Braithwaite marka uu dhaawaca ka soo laabto.

 

  

Latest posts

Rio Ferdinand oo sheegay in chelsea ay ku guulaysan doonto Carabao Cup

Iftiin FM Reporter

Xulka Qaranka Somaliya Oo Ka Qayb Qaatay Codaynta Abaalmarinta The Best

Iftiin FM Reporter

Man United oo war fican ka heshay Paul Pogba

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi