Tababaraha Man United oo ka hadlay Mustaqbaalka Kooxdiisa

Tababaraha cusub ee Manchester United Erik ten Hag ayaa  carabka ku dhuftay  inuu dib u habeyn ku sameeyo kooxda xagaagan.

Red Devils ayaa ku dhibtooneysa inay dhameystirto heshiisyada suuqa kala iibsiga, iyagoo baacsanaya Frenkie de Jong iyo Christian Eriksen.

Also Read
Thomas Partey Ma Cayaari doona kullanka Manchester United?

Sida laga soo xigtay Mirror, United ayaa diyaar u ah inay iska iibiso ilaa shan daafac xagaagan.

Ten Hag waxa uu rabaa in uu keeno daafac dhexe iyo waliba xiddig garab ka ciyaara isaga oo diyaar u ah in uu lacag u uruuriyo saxiixyada kale.

Also Read
Dafaca naadiga Arsenal ee Gabriel Magalhaes oo laga helay cudurka Covid-19.

Xiddigaha Eric Bailly, Phil Jones, Axel Tuanzebe, Aaron Wan-Bissaka iyo Brandon Williams ayaa dhamaantood ku jira xiddigaha ay kooxdu doonayso in ay iibiso xagaaga.

Also Read
Willian oo ka mushaharaad badan xiddigaha Liverpool.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dhamaan xiddigaha kor ku xusan loo sheegay in ay isaga tagi karaan kooxda hadii ay dalabyo yimaadaan.

  

Latest posts

Xiddigaka tirsan kooxda PSG oo doortay shaxdiisa ugu fiican ee 5-ta xiddig ah

Iftiin FM Reporter

Hakim Ziyech oo ku biiraya Kooxda AC Milan

Iftiin FM Reporter

Milkiilaha kooxda chelsea ee Todd Boehly oo la kulmay Wakiilka Cristiano Ronaldo Jorge Mendes

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi