Shir jaraa’id oo uu dhawaan qabtay tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa lagu weydiiyay kooxda kooxda ka guuleysan karta kooxdiisa marka loo eego qaab ciyaareedka ay haatan ku jiraan.
Guardiola ayaa u sheegay CBS: “Liverpool, 6 dhibcood ayay naga dambeeyaan.
Kooxaha Liverpool iyo Man City ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn ugu tartamayay koobabka kala duwan ee xilli ciyaareedka premier League iyo waliba koobabka kale ee ay ka qayb galaan.