Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay Roberto Firmino.

Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa daboolka ka qaaday   inuu ka maqnaanayo ciyaaryahanka reer Brazil ee Roberto Firmino, kulanka Leeds United.

Kooxda  Liverpool ayaa booqan doonta Leeds United fiidnimada Axadda soo socota, kaasoo qeyb ka ah kulammada isbuuca afaraad horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan.

Also Read
Georginio Wijnaldum oo ka tagaya kooxda liverpool.

Sida uu daabacay wargeyska “Daily Mail” ee dalka England, Klopp oo ka soo muuqday shir jaraa’id kaho ciyaarta Leeds United, kaddib kulammadii caalamiga ahaa, wuxuu yiri:

Also Read
Adama Traore oo laga helay cudurka Corona

“Roberto Firmino ma heli doono dhaawac dartiis, runtii waa xaallad ku adag dhammaan kooxaha iyo ciyaartoyda, gaar ahaan, ciyaartoyda waxay rabeen inay ciyaaraan, kooxaha waxay doonayeen inay u oggolaadaan ciyaartoyda inay baxaan.”

Also Read
Liverpool iyo Manchester City oo ku dagaalamaya xiddiga Bukayo Saka

 

  

Latest posts

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

Iftiin FM Reporter

Xiddiga Tyrell Malacia Oo Shaaca Ka Qaaday Cida Ku Qancisay Ku Biirista Man United.

Iftiin FM Reporter

Gabriel Jesus oo nambarka sagaalaad uu xiran doono Arsenal

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi