Talaguud

admin

Barnamijka Talaguud 10am-1pm [ Isniin ilaa arbaco].

Hadda dooneysid in aad xal uu hesho dhibaatada ku haysato dhageyso barnamijka talaguud iyo Etheba Adan.

Barnamijkani ayaa waxaa lagu lafagura arrimaha ka dhaxtagan bulshada iyo la talinta shaqsiyaadka ay haystaan dhibaatooyin kala duwan oo saameynaya mustaqbaalkooda.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi