Taliyaha booliska oo baaq xoogan loo diray

Kenyaanka  Qurba joogta ah  ayaa ugu baaqay taaliyaha booliska Hillary Mutyambai inuu baaritaan

ku sameeyo dilka sarkaalka IEBC uu qaabilsana degaanka bariga Embakasi.

Kenyaanka ku nool Boqortooyada Ingiriiska ayaa sheegay in afar iyo tobanka maalmood ee soo socda ay

tahay in booliisku ay ku soo gudbiyaan warbixin dhameystiran oo ku saabsan dembiilayaasha si sharciga loo horkeeno.

Waxaa ay sheegen in dhamaan shacabka kenyanka ah ay xaq uu leeyihiin in booliska uu difaaco ama naftooda ilaaliyo iyaga oo intaasi ku daray in aan loo baahneyn in qof shacab ah uu doorasho uu dhinto.

Kenyaanka  Qurba joogta ah  ayaa guddiga  IEBC ku amaanay  sida ay u qabteen doorashada guud ee 2022,

waxayna Kenyaanka  ku booriyeen ay taageeraan guddiga.

  

Latest posts

Hanti ku burburtay dab ka kacay magaalada Ilbisil Ismaamulka Kajiado

Iftiin FM Reporter

Barasabka ismaamulka kwale Fatuma Achani oo ka hadashay abaarta ka jirta deegaanada Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Uurka gabdhaha iskuuleyda oo ku batay Ismaamulka Narok

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi