Theo Hernandez oo iska diiday kooxaha Chelsea, Manchester City ama Paris Saint-Germain

Daafaca bidix ee AC Milan Theo Hernandez ayaa la soo sheegaya inuu iska diiday fursad uu ugu biiri lahaa kooxaha Chelsea, Manchester City ama Paris Saint-Germain.

Xiddiga 24 jirka ah ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan isaga oo Ac Milan u dhaliyay 4 gool 5 kalena caawiye ka noqday 22 kulan oo uu ciyaaray.

Also Read
Xulka Qaranka Somaliya Oo Ka Qayb Qaatay Codaynta Abaalmarinta The Best

Chelsea ayaa la rumaysanyahay in ay Hernandez u calaamadsatay badalka Ben Chiwlell xilli ay Man City iyo PSG yihiin kuwo si dhaw ula socda xaalada xiddiga reer france.

Also Read
Jack Grealish oo ka hadlay kooxaha Manchester.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay Calciomercato, Hernandez ayaa doortay in uu iska diido kooxaha doonaya saxiixiisa isaga oo doorbidaya in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Ac Milan.

Also Read
Cristiano Ronaldo oo ka tagaya kooxda Juventus .

 

  

Latest posts

Dusan Vlahovic oo ka hadlay ku biirista kooxda Juventus

Iftiin FM Reporter

Tababarihii hore Barcelona ee Ernesto Valverde oo ka hadlay Barcelona

Iftiin FM Reporter

Dusan Vlahovic oo ku biiray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi