Turkiga oo war ka soo saaray qarixii ka dhacay Muqdisho

Xukumadda  Turkiga ayaa markii ugu horeysay  cambaareysay  weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maalinimadii shaley ka dhacay  wadada 21-ka Octoober ee degmads Waaberi, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Also Read
Qarax ka dhacay muqdhisho

Bayaan ka soo baxay  Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga  ayaa lagu  caddeeyey in qaraxaasi uu ahaa weerar argagaxiso,  aadna ay uga xun tahay dowladda Turkiga .

” Waxaan si adag u cambaareyneynaa weerarkan argagaxisada ah, waxaana sidoo kale tacsi u direynaa Shacabka walaalaha ah iyo Dowladda Soomaaliya. Waxaan Allah uga rajaynaynaa naxariis kuwa naftooda ku waayey iyo caafimaad degdeg ah oo ay helaan dadkii ku dhaawacmay qaraxa ayaa lagu yiri” Qoraalka dowladda Turkiga.

Also Read
Dagaal ka dhacay deegan ka tirsan Jubbaland.
Also Read
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socdo magaalada Muqdhiso

Ugu dambeyn Turkiga ayaa sheegay inay sii wadi doonaan garab istaagga Soomaaliya ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

 

  

Latest posts

Dowladda Sacuudiga oo Safiir Cusub u soo magacaawday Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Askar ku eedeysan dil & Dhac oo maxakamadda la soo taagay .

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Biixi oo booqday dalka Itoobiiya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi